Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Dawlada Itoobiya .

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dawlada Itoobiya u soo magacowdey Somaliland Md Shamsu Diin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=Hi1w-b0zBAU