Daawo :- War Bixin Laga Diyaariyey Hanaanka Saami Qeybsiga Somaliland Mudadii Uu Xilka Hayey Madaxweyne Biixi .

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Saxafiga Cabdirisaaq Terra ayaa waxaa uu war bixin ka diyaariyey hanaanka Saami Qeybsiga Somaliland intii talada dalka uu hayey madaxweyne Muuse Biixi .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=0PYw61pbxp4