Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka hawlaha guud ee Somaliland iyo Maayarka caasimada Hargeysa ayaa waxaa ay soo saareen Amaro ku saabsan madaxtooyada cusub ee Somaliland looga dhisaayo galbeedka magaalada Hargeysa
Masuulyiintan ayaa sheegay in madaxtooyada cusub dayr keeda aan loo dhawaan Karin 500 M isla markaana aan laga ag dhisi Karin wax fooq ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=fdTzV8jSiB0