Deg Deg :- Qarax Xoogan Oo Iminka Moqdisho Ka Dhacay

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Warar hadda naga soo gaadhaya dagmada Hodan ee gobolkaan Banaadir ayaa sheegaya in goor dhaweyd uu qarax loo adeegsaday Gaadh i nuuciisa lagu Sheegay Qooqan uu ka dhacay halkaas.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxu si gaara uga dhacey Isgoyska Taleex ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan Afaafaarka hore Premier Bank oo ah meel mashquul badan

Lama xaqiijin karo in Khasaare ka dhashey iyo in kale maadaama uu hada dhacay, balse goob-joogayaal ayaa sheegay in qaraxu qabsaday gaadhi ah nuuca Soomaalidu u taqaan qooqanta Ama xaajiyad