Deg Deg :- Wararkii Ugu Danbeeye Xalada Jiga Jiga Iyo Wasiiro Xilka Laga Qaaday Iminka + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Maalmihii ugu danbeeyey waxaa jira khilaaf dibada u soo shaac baxay oo ka jira gudoomiyaha xisbiga dawlada deeganka Soomalida Itoobiya haya Md Axmed Shide iyo madaxweynaha deegankaas Md Mustafe Cagjar .

Madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya oo goor dhaweyd shir deg deg ah isku yeedhay golihiisa wasiirada kalana hadley xaalada Taagan ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday wasiirkii warfaafinta deegankaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=TG2_IfJVRFY