Diyaarada Ethiopia Airline Oo Garoonka Moqdisho Lagu Qarxin Gaadhey Iyo Diyaarada Oo Duulimaadkii Xamar Hakisay + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Maalintii Sabtidii la soo gaafay Nin Ajnabi ah ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho, kaasoo boorsadiisa laga helay walxo qarxa, xilli uu raaci rabay Diyaaradda Ethiopian Airlines

Ninkan ayaa la sheegay inuu u dhashay dalka Britain , waxaana boorso uu watay laga helay Gaaska dadka kaga ilmeysiiya sida uu wasiirka duulista Somaliya Sheegay

Diyaaradda Ethipian Airlines ayaa si Ku meel gaadh ah u hakisay baajisay duulimaadkeeda Muqdisho, sababo la xidhiidha ninka ka midka ahaa rakaabka diyaaradda ee boorsadiisa laga helay walxaha Gaaska qarxa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=FZRzEofw0eQ