Doorasho Dalka Ka Dhaceysa 2019 Ma Jirto , Ee Umada Yaan Been Loo Sheegin ..” Jamaal Cali Xussen + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Jamaal Cali Xussen oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta sheegay Aragtidiisa in aaney u muuqanin doorasho dalka ka dhaceysa dhamaadka 2019 , isla markaana shacabka Somaliland been lagu jaho habaabinaayo uun

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=YKE0CrhRnyA