Faadumo Siciid Oo Sir Ka Fashilisay Shirkada Dp World Ee Dekada Berbera Maamusha + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Marwo Faadumo Siciid ayaa waxaa ay shaacisay in shikada Dp ee maamusha dekada Berbera ay shaqaale ka shaqeeya dekada Berbera ay toobababar u qaadeyso , balse ay shuruud kaga dhigtay in ay shaqaalaheedu passport –ka Somaliya ay ka soo qaataan magaalada Garoowe

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=5CP0HqFhFwE