Gollaha Guurtidda Somaliland oo Sheegay in aan Komishankani Doorasho Qaban Karin + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com) Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay maanta sheegen in kominshanka hada jooga aanu aheyn kominshan doorashada soo socota qaban kara dhamaadka sanadkan maadama oo uu muddo xileed koodu ku eeg yahay bisha 11 ee sanadkan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan