Halgankaygii Wali Wuu Socdaaye Ka Maan Hadhani ” Suldaan Wabar Oo Maanta Hanjabaad Soo Diray + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Suldaan Wabar oo maanta ku sugan magaalada Aw Bare ee dalka Itoobiya oo maanta shir weyne beelaha samaroon uga furmay ayaa waxaa uu ku hanjaey in uu wali halgankii uu wado oo aanu joojinin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan