Jamaac Shabeel Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Jaamac Shabeel ayaa waxaa uu si kulul ugu jawaabey gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere oo kursiga uu ku fadhiyo ku tilmaamay mid aan sharci aheyn

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan