Laba Qof Ayaa Ku Dhaawacmay Rasaas Uu Furay Mid Kamida Ciidmada Poliska Gobolka Togdheer ,

Burco (Salaanmedia.com)_ Laba qof ayaa ku dhaawacmay, rasaas uu furay mid kamida ciidmada poliska Gobolka Togdheer ,
Dhawaaca ayaa lagu dabiibaya cisbitalka wayn ee magaalada Burco,
Waxaana xabsiga loo taxaabay Askarigii gaystay falkaasi,
Taliyaha qaybta ciidamada poliska ee gobolka togdheer, Axmed Aw-cali shabeel, ayaa kawar bixinaya

Halkan Hoose Ka Daawo