Madaxwayne Kala Dir Golaha Guurtida Xaraan Bay Meesha Ku Joogaan …” Eng Maxamed Xaashi + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Eng Maxamed Xaashi wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu si deg deg ah u kala diro mudanayaasha golaha guurtida oo uu sheegay inay kuraasta nidaam sharci daro ah ku fadhiyaan

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan