Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Oo Aamney Shacabka Reer Puntland + [ Muuqaal ]

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Md Axmed Madoobe ayaa waxaa uu Amaaney shacabka Maamulka Puntland isaga oo ka hadlayey munaasibadii caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=zwVItXWEnvE