Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Shaaciyey Inuu Dhex Dhexaadin Doono Dawlada Faderaalka Iyo Maamul Gobaleed-yada + [ Muuqaal ]

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu dhawaan Garoowe ku qaban doono shir uu ku dhex dhaaxadinaayo madaxda maamul gobaleed-yada Somaliya iyo dawlada Dhexe oo khilaaf ka dhex jiro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan