Magacyadda 6 Telefishinka Oo Shaaciyay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddoomiyeyaasha qaar ka mid ah Telefishinada madaxa-bannaan ayaa waxa goor dhawayd soo saareen qoraal ay ku sheegayaan inay kalsoonidii kagala noqdeen guddoomiyihii ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto.