Siyaasi Shawr Xaaji Siciid Oo Si Adag Uga Hadlay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey Golaha Wakiilada + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ SIyaasi Shawr Xaaji Siciid oo ah musharax u taagan xildhibaan Baarlamaan ayaa waxaa uu si adag uga hadley muddo kordhinta loo sameeyey golaha wakiilada Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan