Somaliland : Tirada Cusub Oo Boolis Ah Oo Maanta Toobabar Loo Soo Xidhay + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka arimaha gudaha Somaliland iyo taliyaha ciidanka booliska ayaa waxaa ay maanta dugsiga toobabarka ciidanka Booliska ee Mandheera ay toobabar ugu soo xidheen 300 ciidan cusub oo boolis ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=ulVA_iTnf9c