“Waan Idin Cafiyay Ee I Cafiya…” Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay Inay Ka Go’an Tahay Adkeynta Wadashaqeyn Maamul Goboleedyada

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad xalay lagu caleema-saaray Madaxda maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay adkeynta wadashaqeyn buuxda oo ka dhaxeysa Dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada Soomaaliya,

Halkan hoose ka DAAWO

https://youtube.com/watch?v=2cVGS_BON5s