Xisbiga Kulmiye Maxuu Ka Yidhi Muddo Kordhinta Guurtidu Sameysay + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiye kuxigeenka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ahna ku simaha gudomiyaha golaha dhexe Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu oo dhaweeyey muddo kordhinta golaha guurtidu markii shanaad ay u sameyaan golaha wakiilada Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan