Xisbiga KULMIYE Oo Si Adag Ugu Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Jaamac Shabeel + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Axmed Cabdi Dheere Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu ka Hadley aragtida xisbiga Kulmiye ee muddo kordhintii ay guurtidu sameysay

Sidoo kale Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo maanta ka soo yeedhay Jaamac Shabeel

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan