Xisbiga Waddani Oo War Saxafadeed Lix Qodob Ka Kooban Ka Soo Saarey Muddo Kordhintii Guurtidu Sameysay

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta soo saarey war saxafadeed uu kaga hadlaayo muddo kordhintii Guurtidu sameysay .

Warsaxafadeedkan oo uu ku saxeexan yahay hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa ka kooban Lix Qodob

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxafadeedka