Boqor Hargeysa Ku Sugan Oo Madaxweyne Farmaajo Hanbalyo U Diray + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Boqorka Beelaha Gabooye Boqor Axmed Iiman Warsame oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu madaxweyne Farmaajo uga mahad celiyey Kaalintii uu ka qaatey sidii dhakhar loogu diri lahaa Abwaan Baarleex oo dhawaan geeriyoodey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan