London (Salaanmedia.com)_ Laanta afka Soomaliga ee Idaacada BBC-da waxaa shaqadii uu ka hayey si rasmi ah ug fadhiistey kadib muddo 30 sanno ah oo uu ka shaqeynaayey wariye Abdinur Sheekh , waxaana uu ka sheekeyey arimihii ugu layaabka badnaa intii uu saxafada u jiray
Halkan Hoose Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=YMP7ceuYXwk