Ex Madaxweyne Siilanyo Oo Saaka Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa saaka lagu soo dhaweyey magaalada Hargeysa kadib markii in muddo ah uu ku maqnaa dalka dibadiisa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=ekahc0blY84