Gebo-Gebo: Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgaliyey Degmada Gebo Gebo Ee Gobolka Togdheer

Burco (Salaanmedia.com)_ Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa saaka si rasmi ah looga daah furay Barnaamij-ka casriyeenta Magaalada ee Loo yaqano GIS-ka iyo Nootaayooyinka , waxaana daah furka Barnaamijkan ka soo qeyb galay Wasiirka cadaalada , Maayar ku xigeenka Hargeysa , Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha , gudoomiyaha maxkamada racfaanka iyo masuulyiin kale

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=tQ5SOpJUkwM