Lama Aqbali Karo Lacagta Ay Kordhisay Dp World , Dekadiina Wey Xidhantay ….” Ramaax + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Ramaax oo ah xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu si kulul uga aqbaly lacago cashuuro ah oo shirkada Dp World ku kordhisay ganacsatada dekada Berbera wax kala soo degta waxaana uu arintaasi ku tilmaamay mid aan marnaba la aqbali Karin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan