Qaar Ka Mid Ah Haweenka Reer Axmed Dhagax Oo Madaxweyne Biixi Ka Dalbadey Inuu Sii Daayo Culimo Sh Aadan Sune Ku Jiro , Gabey-na Tiriyey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Qaar ka mid ah haweenka xaafada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay maanta cabasho la hor yimadeen madaxtooyada Somaliland iyaga oo madaxweyne Biixi ka dalbadey inuu soo daayo isla markaana uu cafis u fidiyo dhalinyaro Culimo ah oo xidhan isla markaana Sh Aadan Sune ku jiro .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=LZ2JY9RKlCk