Somaliland Oo Ka Hadashay Socdaal Uu Madaxwayne Mustafe Cagjar Uu Ku Yimid Wajaale + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu ka Hadley madaxweynaha Dawlad deeganka Somalida Itobiya oo shalay magaalada Wajaale yimid una soo talaabey dhinaca Somaliland waxaana uu wasiir ku xigeenku sheegay in Somaliland ay safarkaas ka war qabtey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan