Weli Soomaaliya Iyo Somaliland Geela Ayaa Isugu Jiraa Markaa….” Wariye Heello + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wariye Heelo oo ah rug cadaa saxafadeed isla markaana wax ka bartey cilmiga xidhiidhka caalamiga ah ayaa sheegay in dawlada Kenya ay ku deg degtay inay safiirkeedii kala baxdo Somaliya

Sidoo kale Heelo ayaa sheegay in ay haboon tahay in Somaliya la bar bar istaago madaama oo uu sheegay in wali geelii iskugu jiro Somaliland iyo Somaliya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan