JAALIYADA SOMALILAND EE KU DHAQAN WADANKAN INGSIISKA AYAA CASHO SHARAF KU MAAMUSTAY WASIRKII HORE EE WASARADA WARFAAFINTA SIDO KALE AHAA WASIRKII XANANADA XOOLAHA ABDILAAHI Mohamed DAAHIR CUKUSE 24/03/2019

JAALIYADA SOMALILAND EE KU DHAQAN WADANKAN INGSIISKA AYAA CASHO SHARAF KU MAAMUSTAY WASIRKII HORE EE WASARADA WARFAAFINTA SIDO KALE AHAA WASIRKII XANANADA XOOLAHA ABDILAAHI Mohamed DAAHIR CUKUSE 
 
xafladani ayaa ahayd xaflad aan hore uga dhicin magalada London tan iyo intii doorashadu dhacday
 
Sidoo Kale Waxa Ka Hadlay Masuuliyinta 3da Xisbi Qaran
Sidoo Kle Waxa Ka Hadlay Bulshada Kala Duwan Ee S/Land.
Lasoco dhamaan warbixin iyo Muuqaalba Xaflada In shaa Allah.
Salaanmedia/London
Adnaan Abdi Sahardiid Â