Madaxweyne Biixi Oo Cabasho Ka Muujiyey Facebook + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi oo maanta ka hadlaayey daah furka Barnaamijka Shaqo qaran ayaa waxaa uu ka Hadley kacdoon mar Facebook kaga kacay kaas oo ay dhalinyaradu ku sheegen in madaxweyne Biixi kaga dhabeynaayo balan uu sameeyey xiligii olalaha oo ahaa in uu dhalinyarada timaha ka jaraayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=KE-g4G87QLM