Madaxweyne Muuse Biixi Oo Aamaaney Dawlada Hoose Ee Berbera + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu amaaney horumar balaadhan oo uu sheegay in ay ku talaabsatay dawlada Hoose ee magaalada Berbera .
Madaxweynaha ayaa cadeeyey in aaney jirin dhaqaale gaar ah oo Dawlada Hoose ee Berbera ka soo gasha xukuumada balse ay si fiican u maamushay qarashkii soo galaayey oo kaliya .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=yXEDqcdjjB8