Madaxweyne Muuse Biixi Oo Amaaney Horumar Uu Sheegay Inay Dekada Berbera Ku Talaabsatey + [ Muuqaal ]

Berbera (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta xadhiga ka jaray saddex wiish oo cusub oo dekada Berbera lagu soo kordhiyey ayaa waxaa uu madaxweynuhu amaaney horumar uu sheegay in dekada Berbera ku talaabsatey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=masGPPNFJLw