Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Eedeymo U Jeedisay Maxkamadaha Dalka + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa waxaa ay maxkamadaha dalka ku eedeysay in ay damiin ku sii daayeen 6 qof oo arimo musuq maasuq lagu eedeeyey , arintaasi oo ay xeer ilaalintu ku tilmaantey sharci jabin

Ragan la sii daayey ayaa waxaa ay ku eedeysan yahiin inay lacag ka dhaceen bangiga dhexe ee magaalada Berbera

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: