Culimadu Ha Soo Kala Dhex Gasho Khilaafka Xisbiyada ..” Faysal Cali Waraabe + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu culimada dalka ugu baaqay inay soo kala dhex galaan khilaafka xisbiyada qaranka Somaliland oo uu sheegay Gudoomiye Faysal in

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=qXwvWDUc5bY