Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo Sida Looga Xusay Munasibada 18 May Cariga England Iyo Shucuurta Shacab Waynaha Somaliland

Munaasibada 18Ka May Ayaa Laga Xusay Cariga Ingriiska Halkaasi Oo Ay Isugu IMaadeen Guud Ahaan Jaaliyada Somaliland Ee Ku Kala Dhaqan Boqortooyada England Sidoo Kale Waxa Ka Soo Qayb Galay Xisbiyada Mucaaradka ah Xisbiga Waddani Xisbiga Ucid iyo Xukuumada Somaliland Ee Kulmiye, Madaxda Ka Soo Qayb Gashayne Waxa Ka Mid Aha Wasiirka Maaliyada Dr Sacad Cali Shire, Safiirka Somaliland U Fadhiya Waddankan INGRIISKA Marwo Ayaan Mohamud Cashuur, Xisbiga Waddani ne Waxa U Matalaayay Gudoomiyaha Waddani Uk Mohamed Ali iyo Ambaasator Abdirisaaq Diinaari OO Ka Soo Kici Timay Wadanka Denmark, Xisbiga Ucid ne Waxa Madasha U joogay Gudomiyaha Sadexad Mudane Sicid Ucid,

Madashan 18ka May Ayaa Markii Ugu Horaysay Kusoo Beegantay Malin Rabadaan AH Taasi OO Jaliyadu Sidii HORE Ee Ay U Qaban Jirtay Munasibadihii Hore Mid Ka Duwan Waxayna Noqotay Markii U Horaysay Ee La Wada AFURO Bil Ramadaan

#ADNAAN ABDI SAHARID

SALAANMEDIA LONDON

Please follow and like us: