DAAWO Soomaalida iyo Wacdarihii soo Maray Laba Qarni

Burco (Salaanmedia.com)_ Qaybta 1aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida iyo Wixii ka dhacay Qarnigii Tagay iyo Bilowga Qarnigii 19aad. Barnaamijkan ayaa ka baxay Idaacadda BBC-da Toban Sanno ka hor.

Halkan Hoose Ka. Daawo

https://youtube.com/watch?v=RngDjUGTz_0