Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hor Yimid Xaalada Deg Dega Aheyd Kana Hadley , Saraakiishii La Dilay Iyo Doorashoyinka + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hor yimid xaaladii deg dega aheyd ee dhawaan madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogay deegano ka tirsan gobalka Sanaag waxaaba uu talabadaasi mid aad loogu deg degay .

Sidoo kale Faysal ayaa waxaa uu ka Hadley saraakiishii lagu dilay gobalka Sanaag iyo doorashooyinka soo socda oo uu eedeymo ugu jeediyey xisbiga Waddani

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=3X1S0hXmx6A