Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Guddiyada Nabadgelyada Caasimadda oo shacabka ugu baaqay inay u midoobaan ilaalinta Ammaanka

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddiga Nabad-gelyada Xaafadaha Magaalada Hargeysa oo ay weheliyaan maamulka Caasimadda, ayaa maanta shir-jaraa’id oo ay ku qabteen xafiiska Maayarka Hargeysa, waxa ay shacabka caasimadda  ugu baaqeen inay meel uga soo wada-jeestaan ilaalinta nabadgelyada inta lagu gudo-jiro xuska 18-ka May.

 

Please follow and like us: