Gudoomiye Ciro Oo Qado Sharaf U Sameeyey Prof Cali Khaliif Iyo Prof Axmed Ismaciil Samater + [ Sawiro ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI wuxu qado-sharaf u sameeyey labada Aqoonyahan ee Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cali Khaliif Galeydh.

Kulankan oo madaxda Xisbigu ka soo qeyb-gashay ayey kaga wada-hadleen xaaladda dalka iyaga oo isla soo hadal qaadey helidda Somaliland la wada lee yahay oo labada dhinac ba sheegeen in ay tahay midda Somaliland ku badbaadeyso.