Hargeysa: Dolwadda Hoose oo maanta samaysay Hawl-gallo ay waddooyin ku Binneysay

Dowladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta bilowday olole wadd-baanayn ah oo ay ka fulisay waddo hor u xidhnayn oo ku taala xaafadda Qunyar-daga ee magaalada.