Maareeyaha Wakaalada Hargeysa oo ka warbixiyey Halka uu marayo Mashruca Biyo-gelinta Caasimaddu

Hargeysa (SalaanMedia)- Maareeyaha Wakaalada Hargeysa Maxamed Cali Daarood, ayaa  ka warbixiyey Halka uu marayo Mashruca Biyo-gelinta Caasimadda oo muddooyinkii u dambeeyey hawshiisu socotay.

 

https://www.youtube.com/watch?v=t8cXbpmSqKw