Madaxtooyada Oo Durtaba Ka Jawaabtey Hadalkii Gudoomiye Ciro Ee Shalay + [ Muuqaal ]

Hargausa (Salaanmedia.com)_ Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa ay durtaba ka jawaabtey hadalkii gudoomiye Ciro ee shalay waxaana warbaahinta hor yimid afhayeenka madaxtooyada oo warqad qoraal ka akhrinaya

Afhayeenku waxaa uu sheegay in xadhiga Xildhibaan Dhakool uu yahay mid sharci Ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=yF3RyTwegzc