Madaxweynaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Taliye Ku Xigeenkii Hore Madaxtoyada Mid Cusub-na Magacaabey

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo ayaa waxaa uu xilkii ka qaadey taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka madaxtooyada Somaliland Dhamme, Axmed Jaamac Ducaale (Alyoos) .
Madaxweynaha ayaa waxa uu xilkan u magacaabey Gashaanle Maxamed Shabcaan Cali

Madaxweynaha ayaa waxa uu xilkan u magacaabey Gashaanle Maxamed Shabcaan Cali