Safaaradda Jabuuti ee Hargeysa oo Hambalyo u dirtay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Isku-shaandheyn sameeyey

Hargeysa (SalaanMedia)- Wakiilka Dowladda Jabuuti u fadhiya Safaaradda uu dalkaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa hambalyeeyey isla markaana soo dhaweeyey Isku-shaandheyn Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda.