Shirka Korontada Ee SOMPOWER Oo War Soo Saartey , Kana Hadashey 2 Qof Oo Xalay Dab Qabdey Roobabkii Hargeysa Ka Da,ay + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Masuulyiinta ugu sar sareeya shirkada SOMPOWER oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa ay shacabka ugu baaqeen inay ay laydhka ka feejig-naadaan xiliyada uu roobku Da,aayo oo waxii dhib ah ee ay arkaana ay ka soo wacaan telefoonka 2033 laba shirkadood ee SOMTEL iyo Telesom- na laga soo waci karo

https://youtube.com/watch?v=PoofzZ3LFA0

Sidoo kale shirkada ayaa waxaa ay tacsi u dirtay dadkii xalay ku dhintey roobabkii Hargeysa ka da,ay gaar ahaan laba qof oo Laydh ku dhegay waxaana ay sheegen ka shirkad ahaan ay dadkaas xaqooda bixinayaan oo ay iminka ba ay xabaalo qodkii bixiyeen