SI SAGOOTINTII XOGHAYA ARIMAHA DIBADA & XOGHAYA GUUD EE XISBIGA WADDANI!,

SI SAGOOTINTII XOGHAYA ARIMAHA DIBADA & XOGHAYA GUUD EE XISBIGA WADDANI!,

Waxa shalay oo taariikhdu ahayd 06.05.19 ka dhoofay garoonka caalamiga ah ee Waddanka UK Xoghayaha Arimaha dibada Marwo Faadumo siciid & Xoghaya guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xusen cabdi oo ku sii jeeda wadankii halkaas oo ay soo gaba gabeeyen safaro shaqo ah oo ay ku joogeen Wadamada qaarada yurub gaar ahaan UK,Norway,Swedan,Finland halkaas oo ay hawlo balaadhan ka soo qabteen hawlaha qaranka soomaliland & ta xisbigaba, waxa garoonka ku sii sagootiyay Madaxdii qarada Yurub & UK oo uu hor kacayo Gudoomiyaha UK Maxamed Cali,halkaas oo wakhti yar oo kooban kula sii qaateen garoonka caalamiga ee waddanka uk Heathrow Airport.