War deg dega Somaligii ugu horeyey oo loo doortay Barlamaanka Yurub. By Salaan - May 27, 2019 Hambalyo Halyeey Magid oo Guushiisa la Xaqiijinayo inuu ku guulaystay Xubin Baarlamaanka Yurub ah MEP . Hore waxa uu u ahaa Mayorka Magaalada Sheffield. Asal ahaan waa Muwaadin u dhashay Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland. Hambalyo