Wariye Cabdimaalik Coldoon Iyo Maxamed Sidiiq Dhamme Oo Maxkamadda La Horkeenay Loona Wareejiyay Xabsiga Weyn Ee Hargeysa.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta min 7 maalmood oo Rumaan ah ( xabsi ku sii hayn) u jartay saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo Maxamed Sidiiq Dhamme.
Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa waxana loo wareejiyay Xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa.

Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr ayaa oo ka mid ahaa dadkii maxkamadda ku sugnaa ayaa ka warbixiyay qaabkii ay wax u dhaceen waxaanu ku yidhi qoraal uu ku baahi